Faah Faahino kasoo baxaya Qarax lagu dilay askar badan oo Kenyan ah (Daawo Sawirada )

Waxaa shalay deegaan hoostaga magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ka dhacay qarax miino oo khasaaro xoogan uu kasoo gaaray ciidamo katirsan booliiska dalka Kenya gaar ahaan kuwa u tababaran sida milatariga. Qaraxa ayaa haleelay gaari ay la socdeen ciidamada Kenya xili ay sameenayeen howlgal roondo ah, waxaana qaraxa miino oo wadada dhinaceeda … Continue reading Faah Faahino kasoo baxaya Qarax lagu dilay askar badan oo Kenyan ah (Daawo Sawirada )